Sida aan ka soo xiganay barta faceboob ee Ciidamada ATMIS Marka la gaaro 1da Jannaayo 2024, Ciidamada ATMIS waxa waajib ku ah in ay haysato Tiradan hoos ku qoran boolis iyo milatariba.

Sida Sawirka hoose lagu muujiyay Milatariga waxaa loo ogolyahay Atmis inay ka joogaan Soomaaliya 14,626 halka Booliiska iyagana loo ogol yahay 1,040

Advertisement

sidoo kale waxaa warbixinta Sawirka ku cad in muda xileedkoodu ku egyahay bisha June tirada hada la soo sheegay ee la ogolyahay inay dalka joogaan Janaayo 2024 ilaa June 2024.

May be an image of one or more people and text that says "AFRICAN NION TRANSITION MISSION ATMIS SOMALIA ATMIS www.atmis-au.org Awooda milatar iyo boolis ee la ogolaadey iney joogaan 01 Janaayo 2024 14,626 Tirada askarta joogta 01 Janaayo 2024 1,040 Tirada booliska jooga 01 Janaayo ilaa 30 Juun 2024 #WajibaadkacusubeeATMIS #UNSCR2710 (2023)"

Previous articleDowlada Somalia iyo Midowga Afrika oo laga dalbaday inay sameeyaan qiimayn farsamo
Next articleWarbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here