Dagaal-yahanada reer Lubnaan ee Xisbullah ayaa sheegtay in saacadihii lasoo dhaafay ay weerarro kala duwan ku qaadeen fariisimo ay ku sugnaayeen ciidamada Israa’iil.

Advertisement

Waxay xuseen inay weerarradooda ugu dambeeyay u adeegsadeen gantaallo kuwaasoo lagu bartilmaameedsaday deegaanno ka tirsan Kfarchouba iyo Metulla ee koonfurta Lubnaan.

Hezbollah ayaa sidoo kale sheegtay inay gantaallada Falaq u adeegsatay inay ku garaacdo askarta Israa’iil ee ku sugan goobta Jal al-Alam, oo ay madaafiic ku garaacday ciidan lugta ah ay sababtay khasaare la xaqiijiyey.

Kooxda ayaa sidoo kale sheegatay weerar madaafiic ah oo lagu qaaday askarta Israel ee Hunin. Waxay ilaa hadda sheegatay siddeed weerar oo maanta dhacay.

Lebanese Hezbollah fighters take part in cross-border raids, part of large-scale military exercise, in Aaramta bordering Israel on May 21, 2023.

Previous articleku dhawaad Boqol shacaba oo lagu dilay Gaza
Next articleDEG DEG: Xildhibaanada labada aqal oo ansixiyay Dastuurka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here