Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa si adag uga soo horjeesatay hadalkii maanta kasoo yeeray Xoghayaha fulinta Urur goboleedka IGAD, iyadoo u aragta mid u xaglinaya dowladda Ethiopia.

War qoraal ah oo ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha dibadda JFS ayaa lagu yiri” Waxaan ugu baaqaynaa Xoghayaha Fulinta IGAD inuu si degdeg ah raaligelin uga bixiyo hadalkaas, uuna ka qaado talaabada ku habboon.

Advertisement

Warkaan jawaabta u ah IGAD ayaa goor dhaw la soo dhigay warbaahinta Dowlada qeybta baraha bulshada.

May be an image of text
Previous articleItoobiya oo mar kale shaatiga IGAD ku dulmisay Qaranimada Somalia
Next articleWar ka soo baxay Dowlada Masar oo looga hadlay Xad-gudubka ay Itoobiya ku sameysay Somalia.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here