Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ka qayb gashay kulan looga hadlay doorashada Midowga Africa ee sanadka soo socda.

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa oo metelaya Dawladda Soomaaliya ayaa xarunta Midowga Africa ee Addis Ababa kaga qayb galay kulankii 22-aad ee Golaha Fulinta Ururka Midowga Afrika, waxaana shirkaas diiradda lagu saaray doorashada soo wajahan ee hoggaanka sare ee Midowga Africa oo lagu wado in ay dhacdo bisha Febraayo ee sanadka 2025.

Advertisement

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa u sharraxan hoggaaminta Midowga Africa ee sanadaha 2025-2029.

=XIGASHO WARBAAHINTA DOWLADA=

Previous articleShacabka Xamar kuma qancayaan ilaa Dowladu cadeyso, soona xirto cidii fududeysay weerarkii SYL Hotel
Next articleAskar hore gaari ula goosatay Alshabaab oo maanta ka soo muuqdayMaxkamada Kismaayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here