MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Dowlada Faderaalka Soomaaliya bayaa caawa shaacisay in beri tahay maalinta koowaad ee bisha Ramadaan.

Wasaarada Diinta iyo awqaafta oo TV-ga Qaranka soo fadhiisatay caawada 10-kii fiidnimo ayaa shaacisya in baaritaan ay caawa dhan wadeen ugu danbeyn uu la soo xiriiray nin AWdhegle ku arkay Bisha.

Advertisement

Sheekh Cali dheere oo ah agaasimaha wasaarada Diinta iyo awqaafta iyo diinta ayaa dhaariyay ninka ku arkay bisha  Awdheegle oo magaciisa ku sheegay Jamaal.

Wuxuu ku dhaartay inuu bisha arkay islamarkana ay beri tahay Ramadaan maalintiisa koowaad.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Previous articleErdoğan “Nalakama dhaadhicin karo inaan Xamaas ugu yeerno urur argagixiso”
Next articleMadaxda hada iyo kuwii hore oo Ramadaanka ugu hambalyeeyeen Muslimiinta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here