May be an image of 7 people

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo uu Wehliyo guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa caawa howla kormeer ah oo ay ugu kuur galayeen sugida Amniga Caasimadda ku tagay baraha Kontorol ee ku yaala degmooyinka xiga qeybta Bari ee magaalada Muqdisho.

Advertisement

Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Madaale ayaa mid mid u booqday checkpoints-ka laga soogalo dhinaca Bari isaga oo warbixina Amniga quseeya ka dhageestay saraakiisha iyo ciidankii uu kula kulmay goobihii uu booqday waxa uuna ku dhiiragliyay sida ay had iyo jeer heeganka ugu yihiin sugida amniga iyo ka hortaga dhagarta cadowga.

XIGASHO: Warbaahinta Maamulka Gobolka Banaadir.

May be an image of 5 peopleMay be an image of 6 peopleMay be an image of 9 people and daisMay be an image of 11 peopleMay be an image of 8 peopleMay be an image of 7 peopleMay be an image of 1 person, smiling and lightingMay be an image of 9 peopleMay be an image of 6 peopleMay be an image of 10 people

 

Previous articleCiidamada Xoogga oo la wareegay deegaano Al-shababku hore u joogeen
Next articleKhasaare nafeed oo ka dhashay markii ay soo dhacday anteenada Hormuud ee Magaalada Xudur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here