Muqdisho, 23 March 2024: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarunta Degmada kaaraan kulan Afur Wadareed ah kula qaatay Maamulka, Odayaasha, Siyaasiyiinta, Haweenka iyo qeybaha kala gedisan ee Bulshada reer Kaaraan.

Afur Wadareedkaan oo ay iska kaashadeen Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS iyo Maamulka G/Banaadir ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Mudane Axmed Macalin Fiqi, Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sulub Axmed Firin, Guddoomiye Kuxigeenka Amniga & Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh), qaar ka mid ah Guddoomiyeyaasha Degmooyinka G/Banaadir iyo marti sharaf kale.
—DHAMAAD—
May be an image of 6 people, car and daisMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 8 peopleMay be an image of 9 peopleMay be an image of one or more people and daisMay be an image of 4 people, beard and people smilingMay be an image of 4 people, people smiling and daisMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 1 personMay be an image of 1 person, dais and textMay be an image of 4 peopleMay be an image of 10 people and textMay be an image of 2 peopleMay be an image of 12 people and crowdMay be an image of 3 peopleMay be an image of 8 peopleMay be an image of 6 people, suit and textMay be an image of 9 peopleMay be an image of 9 people and suitMay be an image of 9 peopleMay be an image of 8 people and daisMay be an image of 8 people and suitMay be an image of 8 people and suitMay be an image of 4 people and dais
Previous articleDowlada oo war ka soo saartay dagaal alshabab ay kula galeen deegaano dhaca xeebaha Gobolka Sh.hoose
Next articleDEG DEG: Farmaajo iyo Shariif oo War murtiyeed wada jira soo saareen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here