MUQDISHO (DAYNIIILE.COM) Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho  Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale)  ayaa maanta dhagax dhigay wadada isku xirta xarunta degmada karaan ilaa liido.

Wadadaan ayay isticmaali donaan bulshada gobolka banaadir gaar ahaan labada degmooyinkab oo ay dhax marto oo kala ah karaan iyo cabdulcasii

Advertisement

Gudoomiyaha gobolka banaadir oo la dardaarmaayay bulshada wadadaan birimada ka ah ayaa ugu baaqay inay qurxiyaan guryahooda madaama uu gobolka banaadir si ay isula jaan qaadaan  wadada cusub iyo guryaha.

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa tan iyo markii dib loo soo magacaabay wuxuu darcdar geliyay dayac-tirka iyo dhismooyinka wadooyinka Xamar.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

Previous articleWasaarada Gaashaandhiga oo war-saxaafadeed ka soo saartay howlgalo laga fuliyey Gobolada Dalka
Next articleQarax goor dhaw lagu dilay mid ka mida shaqaalaha Hormuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here