War dhanka Dowlada Somalia ka soo baxay ayaa lagu shaaciyay in saraakiil Alshabaab ah oo ajaanib u badan lagu laayay deegaan hoos taga Gobolka Jubada dhexe,

Warka Dowlada waxaa uu intaasi ku daray in kooxda Alshabaab iyagoo ku shirsan deegaan Carabow la dhaho in gantaalo lala dhacay taasoo keentay dhimashada ilaa 20 alshabaab ah oo ay u badan yihiin Saraakiil Ajaanib ahaa.

Advertisement

Diyaaradaha is wada ee Mareykanka ayaa loo badinayaa inay fuliyeen weeraradaani lala eegtay maanta kooxa alshabaab.

Diyaaradaha Mareykanka ayaa fuliyay duqeymahaan lagu laayay saraakiisha Alshabaab walow aan laga heyn warar madax  banaan.

Shacabka ayaa loo diiday inay gaaraan goobta wax ka dhaceen taasoo anan ahayn markii ugu horeysay.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Previous articleColaad Beeleed dib uga bilowday xadka Hiiraan iyo Sh.Dhexe
Next articleHay’adda Dhowrista Xogta oo Muqdisho lagu daahfurey+Sawirro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here