Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa magaalada London kaga qeyb galay shirweynaha cunno yarida oo looga hadlayay sidii loo sugi lahaa cuntada adduunka.
Shirkan oo ay wada qabteen Dawladda Soomaaliya iyo Dawladda Ingiriisku ayay isugu yimaadeen Dawlado, ururo caalami ah, saynisyahanno, hay’ado iyo ganacsato si looga arrinsado dhibaatada cuntada adduunka.
Raiisul Wasaare Ku-xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac oo hadal ka jeediyay madasha ayaa sheegay muhiimadda ay leedahay in la sameeyo qorshayaal lagaga hortagayo cunno yarida, Isagoo sidoo kale sharraxay dhibaatooyinka ay sababtay isbedelka cimiladu ee ay kamid yihiin abaaraha, daadadka iyo cunno yarida.
=WARBAAHINTA XUKUUMADA=
May be an image of 6 people, dais and textMay be an image of 2 people and textMay be an image of 1 person, dais and textMay be an image of 13 people, dais and textMay be an image of 1 person, dais, newsroom and text
Previous articleAjaanib ka tirsan Kooxda Daacish oo lagu qabtay puntlandย 
Next articleXamze Cabdi Barre iyo Madaxweyne xigeenka Jubaland oo Dooloow ku kulmay+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here