Afar nin oo ah Ajaanib ka tirsan Kooxda Daacish ayaa lagu qabtay Puntland sida uu cadeeyay Af-yeenka Booliiska Soomaaliya.

“Ciidamada Amaanka Puntland ayaa gacanta ku dhigay afar dhagar-qabe oo ka tirsan khawaarijta Daacish oo u dhashay wadanka Marooko” ayuu yiri Afhayeenka Booliska Soomaaliya

Advertisement

Hadaba halkaan ka daawo Muuqaalka uu diyaariyay TV-ga Qaranka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here