Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan la qaatay Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan, maamulka Gobolka Gedo, maamullada degmooyinka iyo waxgaradka deegaanka ayaa soo bandhigay xaaladda dhabta ah ee guud ahaan degmooyinka gobolka.
Kulanka ayaa waxaa Ra’iisul Wasaaraha ku weheliyey Wasiirro ka tirsan Xukuumadda, Xildhibaanno iyo Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta Musiibooyinka.
May be an image of 1 person, smiling and daisMay be an image of 9 people and daisMay be an image of 11 people and daisMay be an image of 5 people and daisMay be an image of 6 peopleMay be an image of 9 people and daisMay be an image of 5 people and daisMay be an image of 1 person and smilingMay be an image of 3 people, beard and people smiling

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here