Kulan degdeg ah oo ay goor dhaw oo maanta ah yeesheen siyaasiyiinta mucaradka ku ah madaxda Maamulka Puntland  ayay si cad u uga hor imaadeen liiska xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland kuwaasoo xalay la shaaaciyay.|

Qolyahan xukun doonka ah waxay sheegeen in  dhamaan la baal maray hab raacyadii sharciga ahaa ee loo mari jirey doorashooyinka iyo soo gudbinta xildhibaanada cusub ,sidaas daraadeed aysan aqoonsaneyn xildhibaanada cusub ee xalay la shaaciyay.

Advertisement

Halkaan ka akhriso warsaxaafadeed ka soo baxay siyaasiyiinta mucaaradka Puntland:-

Previous articleXildhibaanada cusub ee Puntland oo la dhaariyay
Next articleMadaxweyne Saciid Dani muxuu ka yiri ka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here