: Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS ayaa guddiga Olympikada ku amartay in Shaqada uu ka Joojiyo Guddoomiyaha Xirriirka Ciyaaraha Fudud ee dalka Khadiijo Aadan Daahir.

“Wasaaradda waxaa u caddaatay in Nasro aysan ahayn ciyaar yahanad ka tirsan Oroddada, iyo in Marwo Khadiijo ay sameysay ku takri fal awoodeed iyo sumcad dil Qaran” ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay Wasaaradda.

Advertisement

Previous articleDEG DEG: Askar lagu dilay Mogadishu & Faahfaahinta
Next articleMadaxweynaha Jubbaland oo soo gaaray Magaalada Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here