Israa’iil ayaa howlgal militari oo aad u ballaaran ka billowday Daanta Galbeed ee la haysto. Wasaaradda caafimaadka ee Falastiin ayaa sheegtay in ugu yaraan 3 qof oo Falastiiniyiin ah ay ku dhinteen kuwa kalana ay si xun u dhaawacmeen, kadib duqeyn dhanka cirka ah oo ay fulisay diyaarad dagaal oo Israa’iil leedahay.

Advertisement

Waxaa la arkayay duqeynta kadib qiiq iyo uuro holac wadata oo cirka isku shareertay waxaana la aaminsanyahay in duqeynta lala beegsaday guryo iyo xaruumo kale.

Muuqaallo baraha bulshada lagu baahiyay ayaa muujinaya tobanaan Falastiiniyiin ah oo hubaysan oo wajiyada soo duubtay, kuwaas oo ku sugan dariiqyada xerada Jeniin.

Nairobi

Previous articleVilla Somalia iyo maamulka Puntland oo wada hadal u bilaawday iyo kulamo hor dhac ah ay ku yeesheen.
Next articleMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo  ku dhawaaqay in si deg deg ah loo dhamaystiri doono Dastuurka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here