Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho.

Qoraal uu kaga hadkaayo imaanshihiisa iyo ujeedka intaba ayuu soo dhigay bartiisa Facebook sidan ayuuna u qornaa:-

Advertisement

Maanta, waxaan dib ugu soo laabtay caasimadda Muqdisho oo aan ka sii amba-qaadayno dadaallada xoojinta midnimada iyo wadajirka dadkeenna. Marxaladdan xasaasiga ah waxaa waajib ah in aynu gacmaha is qabsanno oo meel iska dhigno khilaafaadka siyaasadeed.

Previous articleSAWIRRO: Dab ka kacay daar ganacsi oo ku taal Dalka Bangaladhesh oo sababay dhimasho badan
Next articleBooliiska oo soo xirey Haweeney gubtay ninkeeda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here