Dagaalyahano ka tirsan Alshabaab ayaa xalay saq dhexe duulaan ku qaaday fariisin ciidamada Midowga Afrika ah ku leeyihiin deegaanka lanbar 60 ee Gobolka Shabeelaha hoose.

Dagaal culus ayaa halkaasi ku dhexmaray labada dhinac kasoo la isu adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan.

Advertisement

Dadka deegaanka ayaa maqlayay hugunka dirirta xalay dhex mareysay ciidamada Atmis iyo Alshbaaab.

Inkastoo dhanka ATMIS uusan wax wara ka soo bixin laakiin kooxda Alshabaab ayaa sheegteen khasaare ku gaarsiiyeen ciidaamda ATMIS kadib duulaanka  ay qaadeen.

Dhanka kale ma jirto warar madax banaan oo laga helaayo dagaalkaasi iyo khasaaraha kala gaaray dhinac marka laga soo tago sheegaashada Alshabaab.


XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

Previous articleGudiga Amniga Doorashooyinka Puntland oo mamnuucay in hub la qaato
Next articleHowlgal ka dhan ah Ciyaar weero oo laga fuliyay Gaal-kacyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here