GAALKACYO (DANIIILE.COM)- Ciidamada Sirdoonka Galmudug ee ka howlgala Magaalada Gaalkacyo ayaa sameeyay howlgal ka dhan ah ciyaal weerada.

Ciidamada ayaa isku fidiyeen xaafadha Gaalkacyo dhanka Galmuudug ay maamusho halkaasoo ah ka soo qabqabteen dhalinyaro dadka deegaanku ka soo cabteen kuwaaasoo ku eedeysan inay yihiin ciyaal weero.

Advertisement

Ciidamo Booliis ah ayaa la sheega inay garab siinayeen kuwa sirdoonka, si burcad ay uga nadiifiyaan Gaalkacyo.

Cabasho ka timid shacabka reer Gaalkacyo ayuu ku yimid howlgalkaan markii ay xaafadaha ka dilaaceen ciyaar weero dhac  iyo fowdaba geysanaya sidii kuwii xamar ka jiri jirey oo kale.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

Previous articleDagaal Alshabaab iyo Atmis ku dhexmaray Sh.Hoose.
Next articleWaa kuma sarkaalka uu wali Mareykanku ku baadi goobayo Malaayiinra Doolar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here