Dowladda Mareykanka ayaa wali malaayiin doolar ku raadineysa Sarkaal ka tirsan Kooxda Alshabaab ee soomaaliya ka dagaalanta.

Dowlada Mareykanka ayaa shaacisay inay asbuucii hore inay 5Milyan Dolar ay madaxiisa dul dhigeen ku-xigeenka Amiirka Ururka Al-Shabaab kaasoo lagu magacaabo Abuukar Cali Aadan.

Advertisement

Mareykanku wuxuu balanqaadkiisa ku sheegay in si kastaba ama isagii ama xogtiisa qaabka ay ku heli karaan cidii wax ka keenta ay siin doonaan lacagtaasi.

Maaha markii ugu horeysay oo Mareykanku lacag dul dhigo saraakiil ama madax sar sare oo ka tirsan Alshabaab kuwaasoo qaarna wali aysan helin,qaarna ay hore u dileen halka qaarna ay dib uga laabteen raadintiisa iyo lacag ku bixintiisa waana Madaxda ka soo baxda ee Dowlada ku soo biirta.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

Previous articleHowlgal ka dhan ah Ciyaar weero oo laga fuliyay Gaal-kacyo
Next articleMadaxweyne Lafta-gareen oo Maanta daah-furey Xarunta Sheybaarka Guud+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here