Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa maanta Magaalada Baydhaba wuxuu xariga kaga jaray Xarunta Dhexe Sheybaarka Guud ee Koonfur Galbeed.

Madaxweynaha Lafta-gareen waxa ku wehlinaayay munaasabada xarig jarka Wasiirka Caafimaadka Koonfur Galbeed Maxamed Cusmaan Jiidow.

Sidoo kale waxaa munaasabada lagu casuumay oo iyagana goob joog ka ahaa Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, Wasiiro reer  Koonfur Galbeed ah.

Madaxweyne Ccasiis Lafta gareen ayaa mashaariic badan xariha ka jaray mudada uu xilka hayay xili hadana uu gabaabsi ka yahay mudo xileedkiisa.

Advertisement

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM
May be an image of 9 people, wrist watch and suitMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 5 people, dais, hospital and text that says "AUTOMATIC EXTRACTION"May be an image of 1 person, hospital and textMay be an image of 3 people, people studying, newsroom and textMay be an image of launderette, hospital and textMay be an image of 1 person, hospital and textMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 9 people, hospital and textMay be an image of text that says "European Union Humanitarian Ald BAIDOA DISTRICT HOSPITAL NEW BORN UNIT QAYBTA BADBAADADA DHALLAANKA Caafimaad 対 sOS CHILDREN'S VILLAGES Plus SOMALIA"May be an image of 3 people and text that says "South West State Public Health Reference Laboratory XARUNTA DHEXE SHEYBAARKA GUUD EE KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA"May be an image of hospitalMay be an image of 6 people, hospital, dais and textMay be an image of 6 peopleMay be an image of 7 people, dais and textMay be an image of 4 peopleMay be an image of 3 people, car and textMay be an image of 2 people, hospital and textMay be an image of 5 people, hospital, dais and textMay be an image of 6 people, dais, hospital and textMay be an image of text

Previous articleWaa kuma sarkaalka uu wali Mareykanku ku baadi goobayo Malaayiinra Doolar
Next articleShir looga hadlayey Kalluumeysiga sharci darrada ah oo Maanta Muqdisho lagu qabtay+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here