Wasiir ku xigeenka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cali Ifiye Cali ayaa furay shir looga hadlayey Kalluumeysiga sharci darrada ah ee dalka, kaas oo ay soo qaban qaabisay Hay’adda Qaramada Midoobay ee dambiyada iyo daroogada ee loo yaqaano (UNODC).

Shirkan waxaa diiradda lagu saaray dhiirigalinta Kalluumeysiga wanaagsan, ilaalinta kheyraadka badaha Soomaaliya, ka hortagga Kalluumeysiga sharci darrada ah, dhaqangalinta iyo la tiigsiga sharciga dhinacyada ku howlan Kalluumeysiga sharci darrada ah iyo dambiyada badaha.

Shirkan waxaa kasoo qeybgalay wasiirada wasaaradaha Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya, Khubro dhinaca Kalluumeysiga iyo amniga badaha ah, iyo qaar kamid ah iskaashatooyinka Kalluumeysiga Soomaaliya.
May be an image of ‎1 person, dais, newsroom and ‎text that says "‎HIGH-LEVEL STAKEHOLDER PROTECTION, ENFORCEME SOMALI FISHERIES CUTION 11:18 Monday18 December * RISHEIOA YOD AND LUEE SUUTE لالرال_اسا_لون X.J.F.S Shirka la dagaalanka Kalluumeysiga Sharci Darrada ah ee Soomaaliya Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah 18 DEC 2023 Palm Hotel Mogadishu, Somalia‎"‎‎May be an image of ‎6 people, newsroom, dais and ‎text that says "‎ALLFS ISHERIES PROSECUTION 2 UNODC GLOBAL MARITIME PROGRAMME IYO YO AND Q CHOFRE وادرافس_ه X.J.F.S Shirka la dagaalanka Kalluumeysiga Sharci Darrada ah ee Soomaaliya Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah 18 DEC 2023 Palm Hotel Mogadishu, Somalia‎"‎‎
May be an image of 1 person, newsroom and textMay be an image of 5 people, newsroom and text
May be an image of 2 people, newsroom, dais and text
May be an image of ‎6 people, newsroom and ‎text that says "‎EM AND COHE YO ادرا__رس_ة X.J.F.S Shirka la dagaalanka Kalluumeysiga Sharci Darrada ah ee Soomaaliya Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah 18 DEC 2023 Palm Hotel Mogadishu, Somalia‎"‎‎May be an image of ‎2 people, newsroom and ‎text that says "‎EM SSTE YO AND BLUE اد_ال_اساره X.J.F.S Shirka la dagaalanka Kalluumeysiga Sharci Darrada ah ee Soomaaliya Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah 18 DEC 2023 Palm Hotel Mogadishu, Somalia‎"‎‎May be an image of ‎1 person, newsroom and ‎text that says "‎IY YO OFFISHERIES AND BLUET AUMTN ا_هرا_وسامود X.J.F.S Shirka la dagaalanka Kalluumeysiga Sharci Darrada ah ee Soomaaliya Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah 18 DEC 2023 Palm Hotel Mogadishu, Somalia‎"‎‎May be an image of 3 people, dais and newsroomMay be an image of ‎2 people, newsroom and ‎text that says "‎LOFFISX YOD AND LUT P ادرا_ک_اوسا_سارون X.J.F.S Shirka la dagaalanka Kalluumeysiga Sharci Darrada ah ee Soomaaliya Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah 18 DEC 2023 Palm Hotel Mogadishu, Somalia‎"‎‎
Previous articleMadaxweyne Lafta-gareen oo Maanta daah-furey Xarunta Sheybaarka Guud+SAWIRRO
Next articleDAAWO: Madaxweyne Axmed Madoobe oo qaabilay xulka K/cagta Juballand+Sawirro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here