Labo Xidigle Aadan Maxamuud Calasoow oo ku sodhaawacmay Qarax Miino 09/9/2022
Ka Dhacay Bariga B.weyne Gaar Ahan
Deeganka Baardheera
Aya La.il Daran Xanuun Dhanka Maskaxda iyo
Indhaha Wuxu ku Jiraa kooma (Hospital Digfeer)
Dawo io Daryeel intawa Kuma Heysto isbitalka

Advertisement

Labo Xidigle Aadan Maxamuud Calasoow
Aya Howlahii Shaqo Ee Loo. Hayay u Joog Sadeen Sababa La.xiriirta Lacag Dhan $6587.75

Walaaliyal Magaca Sargaalka Aan Kor ku sooxusay
Wuxu isbital Digfeer ku jiraa 17.Cisho Balse dhibaatada Jirta Aya ah Wali Dadkii Tolkiisa ahaay uma imaan Marka Laga Reebo Labo Gabdho oo Walaala Aay Yahiin unba La.jooga

Wax walbo waxa igu Xanuun Badned
Markii Saakay isbitaalka Nagala Baxa Ladhahay
Warqadaas ayey Saakay Digfeer Gabdhaha ku wareejiyen Ax ax ax

1- Dowladii uu u Dhaawacmay Maanta Daryeel io Dawo Midna Kuma Heysta Sababto ah wuu Dhaawacmay Weyna ka Kaaf toomeen
Digfeer Ayey Ku sootuureen Markaas Aya Ugu Danbeysay Talis kii uu Ka Tirsana?

2_Teeda Kale Xildhibanada Beesha Gaaljecel
Ayaa Door koodii Gaabiyay Waa Nasiib Darada Beesha Gaaljecel Heysata Maanta oo Dad koodii Liitay Isbitaalada Nooga Baxa La.leeyahay

Maanta Garab Ayu i Nooga Baahan Yahay intii
Damqasho io Damiir Leh Share dhaha

Wixii Faah Faahin Ah Kala
Xiriira Walashiis Farxiyo Maxamuud Calasow
Tell=0615806856
Tell=0613746063 Nuurta Maxamuud calasow

Plz Share Gareya

Tell lagala xiririra ii sheega ninkas tolaan heshee

Previous articleTaliye Shub “Cadaalad daro weyn ayaa ka jirta Xabsiyada oo waxaa jira dad iska xiran mud 10 sano”
Next articleLabo gool uu dhaliyay Leandro Trossard oo Arsenal kaga badisay 5-3.Barcelona

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here