Garyaqaan Mubaarig Aar oo ka mid ah sharci yaqaanada reer Somaliland ayaa runta u sheegay Muuse Biixi Madaxweynaha Maamulka Somaliland.

Gar-yaqaanka wuxuu u sheegay Muuse Biixi inuusan sharci u heleyn bixin Hanti Umadaeed meel ay ku qoran tahayna ineysan iirin.

Advertisement

“Iskadaa in aad Dhulka Somaliland qayb ka mid ah bixiso ee xiitaa Isbeddel ayaanad ku Samayn karin” ayuu yiri Garyaqaan Mubaarig Aar.

Previous articleMusharax C/raxmaan Cirro oo si adag kaga hor-yimid Wariyaha la sheegay in Maxkamad Ciidan la hor geynayo
Next articleMadaxweynaha Somalia oo Maanta waraqaha aqoonsiga ka gudoomay Safiirada dhowr Dal iyo Jaamacada Carabta+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here