Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta xilka u kala wareejiyay marwo Safiyo Xasan Maxamed, Guddoomiyaha cusub ee Hey’adda Qaxootiga Qaranka iyo guddoomiyihii hore ee hey’adda guddoomiyaha cusub ee Hey’adda Qaxootiga Qaranka.

Advertisement

Mudane Ahmed Moallim Fiqi,  ayaa kula dardaarmay guddoomiyaha cusub marwo Safiyo dardargelinta shaqada hey’addan muhiimadda u leh qaranka, isaga oo sidoo kale ku ammaanay guddoomiyihii hore marwo Aamina howlihii ay soo qabteen.

 

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ansixiyay hoggaanka cusub ee hey’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka kadib markii ay soo gudbisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta

 

Nairobi

Previous articleQaabkii loo qabtay Qadaafi hoggaamiyihii Liibiya Korneel Qadaafi
Next articleCumar Cabdirashiid iyo Cabdiwali Gaas oo ku sii jeeda Magaalada Garoowe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here