Guddida Farsamo ee Maamulka Somaliland u qaabilsan Heshiiska Itoobiya
Iyo Maamulka dhex-maray ayaa booqday xeebta Lug-haya oo ka mida goobaha la hadal hayay ee Itoohiya laga kireeyay.

Gudiga waxay la kulmeen odayaasha reer Qwdal iyagoo kala hadlay arimo ku saabsan heshiiska iyo damaca Muuse Biixi ee ah sidii uu ku fulin lahaa.

Advertisement

Warkaan oo lagu baahiyay Tav-ga Maamulka Somalinad ayaa u tabiyay  sida ay uyaga jecel yihiin.

Dadka deegaanka ayaa  intoda badan hore u cadeeyeen mowqifkooda ku aadan inaan Taako dhul Somaliyeed ah uusan xabashida siin karin Muuse Biixi.

Sidoo kale Dhalinyarada Awdal ayaa hubkooda hore usoo bandhigay inay ku difaaci doonaan dhulkooda.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Previous articleMadaxda hada iyo kuwii hore oo Ramadaanka ugu hambalyeeyeen Muslimiinta
Next articleSoomaalida oo isku khilaaftay bilashada bisha Ramadaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here