MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-GudoomiyIhii hore ee Degmadda Boondheere Mohamed Abdullahi Deeyoo.ayaa xilka laga qaaday waxaana la soo magacaabay  mid cusub.

Gudoomiyaha cusub ee Degmada Joondheere waxaa loo soo magacaabay Abdullahi Hassan-Sheikh.

Advertisement

Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa maanta xilka u kala wareejiyay Deeyoow iyo C/llaahi Xasan

Guddoomiye Yaboh ayaa ku amaanay Deeyoow sidii uu ugu soo shaqeeyay Boondheere,wuxuuna dhanka kale soo dhaweeyay Gudoomiyaha cusub.

Gudoomiye Yabooh ayaa xusay in xilku yahay meerto sidaas daraadeed qof kasta oo xil haya mar uun baa laga qaadi sida uu warka u dhigay isagoo tusaale usoo qaatau sida dadku u ogyihiin inaan la noolaaneyn oo mar uun la dhimanaayo.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleRa’iisulwasaaraha oo maanta qaabilay Safiirka cusub ee Dalka Turkey+SAWIRRO
Next articleShil gaari oo naxdintiisa leh oo ka dhacay Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here