Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo isbeddel ku sameeyay hoggaanka maamulka gobalka Shabeellada Dhexe.

CaliGuud-laawe wuxuu xilka ka qaaday gudoomiyihii Gobolka Shabeelaha dhexe Axmed Mayre Makaraan oo mudo badan xilkaan soo hayay.

Advertisement

Madaxweynaha wuxuu u magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha dhexe Maxamuud Maxamed Nuur.May be an image of text

Previous articleWararkii ugu dabeeyay Xaalada Gaza
Next articleSAWIRRO: Yuhuuda oo duqeyn ku burburisay Masjid iyo xaafado ku dhaw dhaw

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here