QAZA (DAYNIILE.COM)-Hay’ada Qaramada Midoobay oo durba ka hadashay xariga wariyaha ayaa sheegtay inay ka soo horjeedo dhibaataynta suxufiyiinta.

Sidoo kale waxaa ka hadlay arga wariyaha kooxda xuquuqul insaanka ee ilaalinta saxafiyiinta,waxayna ku tilmaameen talabada Israa’iil mid ula kac loo sameeyay si loo qariyo weerarka isbitaalka Al-shifa.

Advertisement

Dhanka kale Madaxa Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa sheegay in warbixin cusub oo laga helayo Gaza ay ka digayso in macluusha hadda ku soo fool leh waqooyiga Gaza ay tahay arin laga naxo.

Ugu yaraan 31,726 falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay 73,792 oo kalena waa lagu dhaawacay weerarrada Israa’iil ee Gaza tan iyo 7-dii October.

=SOURCE ALJAZEERA=

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Ismail al-Ghoul

Previous articleWafdi ka socda Egypt Air oo Muqdisho soo gaaray+SAWIRRO
Next articleXildhibaano badan oo caawa ka hor yimid qorshaha Dastuurka lagu ansixinayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here