Diyaaradaha Mareykanka oo caawinayay Ciidamada Xoogga ee Dowlada ayaa Somalia ka fuliyay saacadihii ugu danbeeyay howlgal ka dhan ah Alshabaab.

Duqeymaha ayaa ku dhacay kooxo Alshabaab ka tirsan oo isku urursanayay deegaano ka tirsan Gobolka shabeelaha hoose sida lagu sheegay raadiyaha ciidamada ee dowlada.

Advertisement

Raadiyaha ciidamada wuxuu sheegay in weerarkaan lagu dilay qaar ka mida xoggaga alshabaab,sidoo kalana lagu burburiyay qorshihihii Alshabaab.

Ma jirto warar madax banaan iyo mid dhanka alshabaab ka soo baxay kaasoo looga hadlaayay jiritaanka warka dhanka dowlada ka soo baxay.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleXildhibaanada Soomaaliyeed ee Puntland ka soo jeeda maxay kala hadleen Madaxweyne Xasan iyo Xamze
Next articleSaciid Dani oo goob joog ka ahaa dhaarinta Wasiiru Dowlaha Maaliyadda Puntland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here