Garoowe: 11 March 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa goobjoog ka noqday munaasabadda dhaarinta Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamuud Shiikh Ciid, oo maanta si rasmi ah xilkaasi loogu dhaariyay, waxaana dhaariyay Siciid Axmed Faarax oo ka mid ah Garsoorayaasha Maxkamada Sare ee Dowladda Puntland.

Madaxweynaha ayaa Wasiirka alle uga baryay in uu u fududeeyo xilka, wuxuuna kula dardaarmay in sida ugu wanaagsan uu u guto waajibaadka loo igmaday.

Advertisement

-DHAMMAAD-

XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

Previous articleHowlgal la iska kaashaday oo lala beegsaday Alshabaab.
Next articleAgaasimayaasha Hay’adda socdaalka oo Arbacada ka soo muuqan doona maxkamada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here