Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa ku dhawaaqday in Arbacada soo soocota ay qaadi doonto dhageysiga dacwad ka dhan ah masuuliyiin dowlada ka tirsan.

Masuuliyiinta dacwadooda la qaadayo waxaa ka mida Agaasimayaashii hore ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya.

Advertisement

Arbacada oo taariikhdu ku beegan tahay 13-03-2024 ayay masuuliyiintaani ka soo muuqan  doonaan Maxkamada Gobolka Banaadir.

Kiiskaan oo hore u furnaa ayaa lagu wadaa in la soo gabagabeeyo.

XAFIISKA WARARKA.

DAYNIILE.COM

Previous articleSaciid Dani oo goob joog ka ahaa dhaarinta Wasiiru Dowlaha Maaliyadda Puntland
Next articleBooliis uu tababar usoo dhamaaday oo la dhaariyay+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here