MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Boqalaal ka tirsan Ciidamada Booliiska Soomaaliya oo dhawaan uu usoo dhamaaday tababar ayaa maanta kutubka Quraanka lagu dhaariyay.

Sareeye guuto Sulub Axmed Firin oo ah Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa goob joog ka ahaa munaasabada dhaarinta ciidamada Booliiska.

Advertisement

Ciidamada la dhaariyay ayaa tiradoodu tahay 300 askari kuwaasoo shalay tababar loo soo xirey.

Sodoo kale waxaa ka qeybgalay dhaarta  Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliya S/guuto Zakiye Xuseen Axmed iyo Saraakiil kale.

Ciidamadaan oo hada u diyaarsan inay howllgalana ayaa lagu wadaa inay ka qeybgalaan sugida amaanka muwaadiniinta Soomaaliyeed.

XAFIISKA WARARKA 

DAYNIILE.COM

Previous articleAgaasimayaasha Hay’adda socdaalka oo Arbacada ka soo muuqan doona maxkamada
Next articleSomalia oo ka qeybgashay  shirweynaha Arrimaha Haweenka Adduunka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here