Xukuumada Faderaalka Soomaliya ayaa ka qeybgashay shir ka dhacay xarunra Golaha guud ee Qaramada Midoobney.

Shirkaan waxaa ka qeybgalay Wafdi ay hoggaamineysay ku simaha Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuuquuqda Aadanaha JFS, Marwo Aamina Xasan Cali.

Advertisement

Shirkaan oo ah kal-fadhigiisa 68-aad ee shirweynaha Arrimaha Haweenka Adduunka ayaa looga hadlay maalgelinta haweenka iyo daadajintiisa iyo guud ahaan horumarinta xuquuqda Haweenka iyo taabagelinta dowladaha barnaamijyada lagu taageerayo Haweenka Aduunka.

May be an image of one or more people, people studying, newsroom, dais and textMay be an image of 4 people and dais

Previous articleBooliis uu tababar usoo dhamaaday oo la dhaariyay+SAWIRRO
Next articleWararkii ugu danbeeyay xaalada reer Falastiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here