MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Labaatan Xildhibaano Soomaaliyeed ah oo laga soo doorto dhanka Puntland ayaa kulan gaar ah waxay la qaateen Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisulwasaare Xamze.

Kulankaan ayaa waxaa la sheegay in si gaar ah looga hadlaayay arimaha dhameystirka dastuurka Soomaaliya oo hor yaal Baarlamaanka Soomaaliya.
Madaxweyne Xasan ayaa inta badan xildhibaanads wuxuu la yeeshay kulamo kala gaar gaar ah isagoo u xusul duubaya meel marinta dastuur dhameystiran iyo wax ka badalkiisa.

Advertisement

Xildhibaanadaan ka soo jeeda dhanka Puntland waxaa hogaaminayay gudoomiye xigeenka aqalka sare.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleSoomaalida oo isku khilaaftay bilashada bisha Ramadaan.
Next articleHowlgal la iska kaashaday oo lala beegsaday Alshabaab.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here