Ciidanka Milatariga Soomaaliya ayaa saaka howlgalo qorsheysan waxay ka fuliyeen deegaano dhaca Gobolka Bakool ee qeybta ka ah Dowlad Goboleedka Koonfur-Galbeed.
Howlgalkaan oo saaka dhacay ayay Ciidamadu ka fuliyeen  deegaanada Bariga iyo Galbeed degmada Waajid ee gobalka Bakool halkaasoo ay ka dhawaanaayeen dagaalamayaasha Alshabaab.
sida aysheegtay Idaacada Dowlada Howlgalkaan waxaa lagu bur’buriyey goobo kooxda Alshabaab ay lacagao kaga qaadaan  Baad uga qaadeysay dadka deegaanadaas.
Taliyaha ururka 47aad, Guutada 8aad, Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Axmed Maxamed Nuur Dhagey ayaa hogaaminaayay howlgalkaasi qorsheysnaa.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM
May be an image of 4 peopleMay be an image of 4 peopleMay be an image of 5 peopleMay be an image of 3 people

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here