Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan ururka 47-aad Ee guutada 8-aad qeybta 60-aad ayaa howlgal Qorsheeysan waxeey kasameeyeen Degaanada kala ah Jiiro Gurey, ideedi , sarmaan Dheer, Qunlow ilaa iyo Buulo Gaduud,ku waas oo Hoosyimaada Degaanada Goof-gaduud Awdinle ilaa Degmada Bardaalle Ee Gobalka baay.

Ciidanka Ayaa Sidoo kale Bur Buriyay Goobo Maleshiyadka khawaarijta isku Abaabuleyeen.

Howlgalka waxaa hogaaminayey Taliyaha ururka 47-aad ee guutada 8-aad Qeybta 60-aad Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyed X/le Ahmed maxamed nuur (Ahmed Dhagey) waxaana uu Warbaahinta usheegey In Dhamaan Degaanadan ay gacantoda hada ku jirto Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyed.
=XIGASHO WARBAAHINTA CIIDAMADA DOWLADA=
May be an image of 3 peopleMay be an image of 5 peopleMay be an image of 2 people and treeMay be an image of 2 people, grass and tree
Previous articleQM iyo Dowlada oo qiimeyn ku sameynaya saamayntii ka dhalatay roobabka El-nino+SAWIRRO
Next articleTaliyaha Ciidamada Badda Somalia oo dhigiisa India kala hadlay iskaashiga dhanka Amniga+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here