Dagaalame ka tirsan kooxda A-lshabaab ayaa isku soo dhiibay Dowlada faderaalka Soomaaliya.

Dagaalamahaan oo magaciisa lagu sheegay Iimaan Jeele Maxamed oo dhanka kalana magaciisa is afgarashqda Alshababku u yaqaaniin Bilaal ayaa si gaar ah uga tirsanaa kuwa Jabhadaha ay dhahaan.

Advertisement

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Qeybta 60aad ayaa soo dhaweeyay Bilaal madaama uu iyaga isku soo dhiibay

Sida lagu baahiyay raadiyaha Ciidamada Dowlada Soomaaliya ninkaan isasoo dhiibau wuxuu ka qeyb qaatay Dagaalo dhowr ah.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleNin Tooreey dad badan ku dilay Dalka Australia
Next articleC/raxman C/shukuur “Xasan Sh qorshihiisu waa mudo kororsigii Farmaajo oo kale”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here