Dagaal yahan Alshabaab ka tirsanaa ayaa Caawa isku soo dhiibay Maamulka Goboleedka Soomaaliyeed ee Jubaland.

Ninkaan Alshabaab ka tirsanaa oo lagu magacabo Ismaaciill Ibraahim maxamuud (jundulaa) ayaa iska soo dhiibay degmada Afmadow ee gobolka Jubbada hoose.

Saraakiil ka tirsan ciidamada Maamulka Jubland ayaa soo dhaweeyay ninkaan alshabaabka ka soo baxsaday ee isa soo dhiibay.

Bilahaan danbe waxaa soo badanayay dagaalamayaasha Alshabaab ee dhanka Dowlada Soomaaliya ama dowlad Goboleedyada isku soo dhiibaya.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
May be an image of 1 person
Previous articleKhasaaraha ka dhashay qaraxii ka dhacay Garasbaleey
Next articleTaliyaha Sirdoonka oo Caawa shacabka waqti iyo farxad la qaatay+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here