MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Qarax goor dhaw oo caawa jugtiisa la maqlay ayaa wararka horu dhaca ah ee ka soo baxaya waxay sheegayaan inuu ka dhacay deegaanka Garasbaleey ee duleedka koonfureed ee Muqdisho.

Qaraxa ayaa ahaa miinooyinka la dhajiyo waxaana lala eegtay ciidamo Dowlada ka tirsan oo ku sugnaa deegaanka Garasbaaleet gaar ahaan goob maqaaxi ah.
Wararka qaar ayaa sheegaya in 2 askari ku dhinteen mana jirto wax faah faahin ah oo dhanka Dowlada ka soo baxay.
Sidoo kale qaraxa dhaawac ayuu gaystay kaasoo ahaa askari kale oo isna goobta ka dhawaa.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
Previous articleWAX KA OGOW IS BADALADA KU DHACAY QAAB DHISMEEDKA DOWLADA SOO SOCOTA IYO TANASULKA DOWLADA
Next articleJundullaa oo Alshabaab ka tirsanaa oo caawa isku soo dhiibay Maamulka Jubaland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here