Taliyaha Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Mahad Salaad ayaa caawa afurkii kadib booqday qeybo ka mida magaalada Muqdisho gaar ahaan meelaha shacabku isugu yimaadaan sida Suuqyada iyo goobaha dhalnyaradu ku caweyso.

Taliyaha ayaa la arkay oo dhex galay shacabka ka tukaameysanaya qaar ka mida super marcet-yada Muqdisho.

Advertisement

Sawirada waxaa ku jirta isagoo caruur la sawiran lana qeybsanaya farxadooda ay waalidkood suuqa u soo raaceen.

Sidoo kale Sawirada waxaa ku jira Taliyaha oo la baashaalaya la ciyaaraya dhalin ciyaareysa bil-yaardi.

Booqashada Taliyaha Nabad sugida waxaa ku wehliya Muxudiin Warbac oo ah taliyaha Nisa ee G/Banaadir iyo Gaashaanle Shakiib.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

May be an image of 8 peopleMay be an image of 9 people, people playing billiards and textMay be an image of 7 people, people playing billiards and textMay be an image of 11 people, people playing billiards and suitMay be an image of 7 peopleMay be an image of 8 people, suit, crowd and textMay be an image of 4 peopleMay be an image of 3 people and phone

Previous articleJundullaa oo Alshabaab ka tirsanaa oo caawa isku soo dhiibay Maamulka Jubaland
Next articleWararkii ugu danbeeyay ee Xaalada Qaza

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here