Mahadaaay (dayniiile.com)-Taliyaha ciidamada Burindi ee ku sugan Magaalada Mahadaay ee Gobolka Sh.dhexe ayaa kulan la qaatay Gudoomiyha Magaaladaasi Mudane Maxamed Salaad
Labada Masuul waxay kulankooda uga wada hadleen arimo ku saabsn Amniga iyo waliba saameynta uu reebi karo roobabka da’ay iyo kuwa la filan karo xili la saadaalinayo fatahaado inay gaystaan.
Advertisement
Waxay isla soo qaadeen hawlaha dayactirka wadada Mahadaay i ilaa Cali Fooldheere si loo fududeeyo isu socodka badeecadaha iyo adeegyada.
sidoo kale waxay ka wada hadleen dagaalka ka dhanka Alshabaab halka uu marayo iyo kaalinta ciidamada Atmis.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM