Ciidanka kumaandooska Danab Gaar ahaan ururka 164’aad XDS ayaa howlgal lagu Xaqiijinayay amaanka Ka sameeyay deeganada Kala ah daaru nimca, Cadcadeey, Degmada Al-koowsar, iyo degano kale oo Ku yaala Xaduudka ay wadaagan labada gobol ee Shabeelada dhaxe iyo Galgaduud.

Taliye ku Xigeenka ururka164’aad ee G.16’aad kumaandooska DANAB XDS X/le Xasan Aadan Axmed oo hogaaminayay howlgalkan ayaa sheegay in khawaariijtu bisha barakeysan Ramadan Ay dhibaateyaan dadka shacabka ah aygoona ka qaada baada ay ugu yeeraan zakawaatka.

Advertisement

Halka Geesiyaasha naftood hurayaasha ah ee ciidanka kumaandooska danab XDS ay ku cibaadeysanayaan Baacsiga firxadka khawaarijta Arxanka Daran.

=XIGASHO RAADIYAHA CIIDAMADA=

Previous articleSaciid Dani oo goob joog ka ahaa dhaarinta wasiiro Puntland ka tirsan+SAWIRRO
Next articleGudoomiyihii Ciyaaraha Deg.Waaberi oo lagu dilay hub Dowladu leedahay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here