Muqdisho  (dayniiile.com)-La taliyaha Madaxweynaha C/raxmaan Baadiyoow ayaa meel uh shir iaga qeybgalayay wuxuu ku soo hadal qaaday sida doorashada ay noqon doonto isagoo ku celiyay mowqifka Dowlada hada jirta.

C/raxmaan baadiyow wuxuu xusay sidii horaba Dowladu u sheegtay in dadweynuhu gacantooda ku soo doiran doonaan qofkii ay rabaan islamarkaana laga gudbay in Baarlamaan wax soo doorto.

Advertisement

“Dowladdaan Waxaa ka go’an in dalka lagu hoggaamiyo Doorasho qof iyo cod ah, waana sida Shacabkeenu rabo” ayuu yiri Dr Abdirahman baadiyow Lataliyaha Madaxweynaha Qaranka

Previous articleDAAWO VIDEO: Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland oo isku dhiibay Mucaaradka Danab
Next articleSicir barar ku yimid maciishada Magaalada Baladweyne.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here