Mataban (dayniiile.com)-Waxaa xalay mar kale dad shacaba aanooyin qabiil darteed loogu dilay Magaalada Mataban ee Gobolka Hiiraan.

Dadka la dilay oo ahaa laba nin oo dhalinra ahaa ayaa la soo sheegayaa in midkood uu hore Degmadaan uga soo noqday hogaanka dhalinyarada Matabaan,kaasoo lagu magacabi jirey Faarax Cali (Towle).

Advertisement

Dilalkaan ayaa ku soo aadaya xili sidaas oo kale laba Ganacsato ah iyagana aano qabiil loogu dilay Magaalada Dhuusa-mareeb.

Dhanka kale sida la rumeysan yahay colaadaan cusub oo beeluhu laba laba isugu jeesteen waxay u badan tahay inay tahay mashruuc beelaha la dhex keenay madaama ilaa iyo hada aysan cadeyn sababta colaadahaani salka ku hayaan.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

Previous articleDEG DEG: Dab Caawa saq dhexe ka kacay guri ku yaal wadada Maka Al-mukarama oo lagu guuleystay in la bakhtiijiyo
Next articleHowlgalka UNSOM oo sanad loogu kordhiyay joogitaankooda Soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here