Muqdisho (dayniiile.com)-Dab ayaa goor dhaw oo caawa saqda dhexe ah wuxuu ka kacay Guri dabaq ah  oo ku yaal Magaalada Muqdisho.
Gurgaan ayaa ku yaal inta u dhexeysa isgoysyada Dabka iyo Sayidka nawaaxiga Hotel Dayax ee wadada Maka Al-mukarama.
Kooxda Gurmadka deg dega ee Gobolka Banaadir oo ayaa ku guuleysteen inay bakhtiijiyaan dabkaasi oo aan sameyn wax faafid ah,waxayna ku abaarneud xalay 1-dii saqda dhexe,
Inta badan kooxda Gumadka degdega ayaa sida ugu dhaw waxay ugu gurmad meel kasta oo xamar ka mida oo dabkaasi ka kaco xitaa xaruaha ajaanibta sida Xalane oo kale.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM
Previous articleWararkii ugu danbeeyay ee dagaalka Gaza
Next articlelaba qof kale oo aano qabiil loogu dilay Magaalada Matabaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here