Gaza (dayniiile.com)-Sida warbaahinta dunidu tabiyeen maalin dheeraad ah ayaa lagu daray xabad joojintii u dhexeysay dagaal yahanada Xamaas iyo Yuhuuda.

Shalay ayay ku ekeyd xabad joojinta waxaana lagu daray maanta oo khamiisa sidoo kale waxaa aad loogu rajo weyn yahay in maalmo kale lagu dari doono.

Advertisement

Waxaa wali socda maxaabiistii la is dhaafsanayay waana sababta mar kasta keeneysa in maalmo dheeraad ah lagu daro xabad joojinta.

Maanta oo khamiis ah waxaa lagu wadaa in Xamaas sii deyso 8 maxaabiis oo Yuhuud ah halka tira intaas ka badan oo falastiin ah lagu wado inay soo daayaan Yuhuudu.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleXeebaha Puntland oo mar kale lagu qafaashay Dooni.
Next articleNabadoon Axmed Faarax oo kamid ah Odayaasha ku nool xaafada islii  Nairobi oo amaanay Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle kuna tilmaamay shaqsi Wanaagsan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here