DHOOBLEEY (DAYNIILE.COM)-Booliiska Maamulka Juballand ayaa gacanta ku soo dhigay Xasan Ibraahim oo ka mid ahaa sedex nin oo hore gaari ula goostay dhanka Alshabaab.

Xasan waxaa lagu qabtay Degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose kadib dabagal dheer oo booliisku sameeyeen.

Advertisement

Sirdoonka Qaranka ayaa Bishii Oktobar 2023  waxay Muqdisho ku qabteen C/fataax Nuur iyo Xasan Cabdullaahi oo ahaa labadii nin ee wehlinayay ninkaan hada dhoobleey lagu qabtay.

Maxkamada Ciidamada ayaa lagu wadaa in la soo taago ninkaani lamana oga halka uu ku danbeeyo gaarigii ay ula baxaadeen dhanka Alshabaab.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.CLM

Previous articleLafta-gareen muxuu kala hadlay Saraakiisha Ciidamada+SAWIRRO
Next articleSomaliya, Siyaasadda iyo Ramadaanka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here