War qoraala oo ka soo baxay Maamulka Somaliland ee Gobolada Waqooyi Galbeed ee Soomaaliya ayay kaga jawaabeen war shalay ka soo baxay Hay’ada duulista Rayidka ee Dowlada Faderaalka Soomaaliya kaasoo iyaga looga digayay inay mar kale qal qal geliyaan diyaaradaha maraya hawada gobolada Waqooyi.

Qoraalkooda waxay ku sheegeen in Dowlada Somalia dooneyso inay xirto wixii duulimaad soo aadi jirey garoomada diyaaradaha Somaliland taasoo maamulka Somaliland uu xusay iney ahayn markii ugu horeysay oo Faderaalku talaabadaasi qaado.

Advertisement

Hadaba halkaan hoose ka aqrso qoraalka Maamulka Somaliland oo sidiisa u qoran:-

May be an image of text

Previous articleAxmed Madoobe oo maanta daah-furey shir looga hadlay Kaluumeysiga+SAWIRRO
Next articleMadaxweynaha oo amray in Saraakiil Dumar ah oo wax baari kara la geeyo saldhig-yada Booliiska

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here