MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa ku amray Taliska Booliiska Somalia inay  dhamaan saldhigyada geeyeen Saraakiil booliis Dumar ah.

“saldhig kasta waa in la geeyaa Saraakiil Dumar ah oo wax baari kara”ayuu yiri Madaxweyne Xasan.

Advertisement

Madaxweynaha wuxuu sheegay talaabadaani tahay sida kaliya shaqada Booliiska sida ugu wanaagsan loo gudan karo.

Halkaan hoose ka daawo hadalka Madaxweynaha kaasoo aan ka soo xiganay TV-ga Qaranka:-

Previous articleMaamulka Somaliland oo u soo jawaabay Hay’ada duulista Rayidka
Next articleTaliyaha Booliiska oo la kulmay Safiirka Imaaradka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here