Ciidamada dib u xoreynta deegaanka ee loo yaqaan Macawisleyda ayaa la soo sheegayaa inay saacadihii ugu danbeeyay howlgalo ka sameeyeen xadka Gobolada Shabeelaha dhexe iyo Galgaduud.

Ciidamadaan oo qaarkood fariisimo ku leh Degmada Ruun-nirgood iyo deegaanka Cad-cadeey ayaa u dhaqaaqay bariga Galgaduud fariisimo ay Ashabaab ku lahaayeen iyagoona bur buriyay xarumahoodii.

Advertisement

Sarkaalka hogaaminaya ciidamadaan oo lagu magacaabo Cabdule Maxamuud ayaa sheegay inay gacan bira ku qabanayaan islamarkaana ay meel kasta uga daba tagi doonaan.

“intey shacabka ka gooyeen ayaa laga goynayaa ,hadii la qabtana sharciga ayaa la hor geyn doonaa”ayuu yiri Sarkaalkaasi

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.

Previous articleMarinka Gaza oo caawa xaalad adag ku jira
Next articleRoobab badalay muuqaalka Baydhab oo ka da’ay magaaladaasi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here